Faahiimo Quuje iyo Waqooyi Bari: Ma bilowga isbeddel siyaasadeed oo ballaaran baa?

Siyaasaddu kuma socoto awood ciidan oo keliya, mana ku dhisna hadallada hoggaamiyeyaasha oo keliye. Waxa jira arrimo kale oo inta badan ka miisaan culus hubka iyo khudbadaha, kuwaas oo ay ka mid yihiin kalsoonida siyaasadeed, astaamaha halganka iyo dadka matala fikradaha lagu loollamayo. Marka qof muddo dheer astaan u ahaa halgan siyaasadeed uu beddelo mowqifkiisa, dhacdadaasi waxay dhaaftaa heer qofeed; waxay isu beddeshaa fariin siyaasadeed oo ay dhinacyada is haya si kala duwan u fasirtaan.