Xoog mise wada-hadal? Falanqayn ku saabsan jiheynta siyaasadda Xasan Sheekh iyo mustaqbalka federaalka Soomaaliya

Siyaasaddu ugu dambayn waxay ku xisaabtantaa raadadka ay bulshada iyo dowladnimada uga tagto. Hoggaamiye kasta wuxuu taariikhda ku galaa go’aannadii uu qaatay, habkii uu awoodda u adeegsaday iyo saamaynta ay tallaabooyinkiisu ku yeesheen jiritaanka dowladnimada.