Sacdiyo Bajaaj: Markii codkii hooyo Soomaaliyeed noqday dambi

Sacdiyo waa hooyo Soomaaliyeed oo nolosheeda ku maareysa shaqada Bajaajta, kadib markii ay weyday fursaddii ay shahaadadeeda jaamacadeed uga shaqaysan lahayd. Waa haweeney matalaysa qayb ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee danyarta ah, gaar ahaan dadka magaalada Muqdisho ee maalin kasta u soo baxa shaqo raadinta iyo sidii ay qoysaskooda u dabooli lahaayeen baahiyaha aasaasiga ah.