Fashilka Mudaaharaadka Mucaaradka ee Muqdisho: Akhris Siyaasadeed ku saabsan isbeddelka Soomaaliya

Mudaaharaadkii ay dhawaan ku baaqeen qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan Muqdisho, kaasoo la filayay in ay ku soo bandhigaan awooddooda siyaasadeed, aragtidooda iyo taageerada ay ka haystaan bulshada, isla markaana ay xukuumaddu soo dhaweysay, una astaysay goobtii ay ku qaban lahaayeen mudaaharaadka, iyada oo weliba ay gacan ku siisay sugidda amnigooda iyo amniga guud, tallabaadaa oo ah mid ka duwan dhaqankii xukuumaddii hore (2017-2022), ay ku horistaagi jirtay mudaharaadyada mucaaradka, kuna waxyeellayn jirtay dibad-baxayaasha ka qaybqaadanaya mudaaharaadka. Waxa uu ahaa dhacdo si weyn loo dhowrayay, loogana daawaday gudaha dalka iyo sidoo kale dunnida dacalladeeda.