1960: Riyo Qaran, Casharro Taariikheed iyo Waajibaadka Jiilka Cusub

Taariikhda ummaduhu waxay leedahay maalmo u noqda tiirarka jiritaankooda. Soomaaliya, 26-kii Juun iyo 1-Luulyo 1960 waa laba maalmood oo aan lagu xusuusan oo keliya munaasabad qaran, balse ah saldhigii fikirkii dowladnimada casriga ah ee Soomaaliyeed. Waa maalmihii ay rumowday riyadii xorriyadda, midnimada, iyo dhismaha qaran ay Soomaalidu yeelato.